Mursal, Jawaari, Aadan Madoobe & Xildhibaanno Go’aan Culus kasoo saaray Doorashada K/Galbeed [Akhriso]

0
129

Muqdisho(SPO)- Kulan si gaara oo abaabulay oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida xildhibannada labada gole oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray saddex qodob oo ku saabsan Doorashada maamulka K/Galbeed.

Kulanka waxaa xubnihii ka qeyb galay ka mid ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof Mohamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo Sheikh Aadan Madobe oo hore u soo noqday Guddoomyie Baarlamaan, iyadoo ay ka dhex muuqdeen xubno isugu jira labada gole ee kaso jeeda K/Galbeed.

Kulanka oo looga dooday xaaladda doorashada K/Galbeed iyo caqabadaha hor yaalla ayaa laga soo saaray saddex qodob oo kala ah:

1. In ay kadhacdo Doorasho Xur iyo Xalaal ah

2. Ineysan jiri doonin qof gaar ah oo laga reebaayo Doorashada

3. Ciidanka Xamar laga rarey in ay tahay khalad.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 5 people, people sitting and table

SOMALI PRESS ONLINE -2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here