Aqalka sare oo 2 arin ku qaadacay Furitaanka Kalfadhiga 4-aad [War-Murtiyeed]

0
164

MUQDISHO, Soomaaliya – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa war qoraal ah kasoo saarey sababta uu ku diiday inuu ka qeybgalo furitaanka kalfadhiga 4aad ee Gollaha Shacabka, oo maanta Madaxweyne Farmaajo si rasmi ah u furay.

Arrimo amni iyo kuwa farsamo ayaa lagu sheegay war-Saxaafadeedka inuu uga baaqsaday Kalfdhiga 4aad ee Gollaha Shacabka.

HOOS KA AKHRI WAR SAXAAFADEEDKA:


Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here