Ganacsatada Muqdisho: “Hadalkii Guddoomiye Yariisow waxaan u qaadaneynaa inuu kasoo horjeedo…” [DHAGEYSO JAWAAB]

Muqdisho ( SPO )-Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay qaar ka mid ah ganacsatada ku ganacsada goobaha Darjiinooyinka danta guud ee ku yaalla...

Dhismaha Suuqa Xorta ah ee Qaarada Afrika – SAWIRO

Kigali(SPO)- Hogaamiyayaasha dalalka Afrika ayaa saxiixay dhismaha Suuqa xorta ah ee Qaarada kaasi loo bixiyey . Heshiiskan oo Arbacadii shalay lagu saxiixay shir aan caadi...

Wax-isdhaafsiga Ganacsi Ee Dalalka Imaaraadka & Turkiga Oo Xoogeysanaya

Dubia(SPO)- Safiirka Turkiga ee Imaaraatka Jan Dezdaar ayaa ka hadlay ahmiyadda xiriirka dalalka Turkiga iyo imaaraatka, waxa uuna si gaar ah diirada u saaray...

Bangiga KFW Oo Si Qaldan U Xawilay Lacag Ka Badan 5 Bilyan Oo Yuuro!

Barline(SPO)- Bankiga KFW  oo ah bangi ay leedahay Xukuumada Jarmalka ayaa waxaa uu si qaldan u xawilay lacag gaaareysa 5 Bilyan oo Yuuro sida...

Qiimo dhac ku yimid lacagta Iiraan

Bangiga Dhexe ee dalka Iiraan ayaa qaaday tallaabo uu ku badbaadinayo qiimaha lacagta dalkaasi oo uu hoos u dhac weyn ku yimid. Bangiga ayaa muwaaddiniinta...

Nissan oo $220 milyan oo khasaare ah ay ka soo gaari doonto Japan

Shirkadda baabuurta samaysa ee Nissan ayaa dib u soo celinaysa 1.2 milyan oo gaari oo ay Japan gudahiisa ku iibisay, ka dib markii ay...

Ganacastada isticmaasha dekedda Muqdisho oo looga digay xiliga bad xiranka

Muqdisho(SPO) –Wasaarrada dekeddaha iyo gadiidka Badda ee xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray xiligii bad xirinka, iyadoo dhinaca kalana u digtay ganasatada iyo...

Adeega Taleefanada Lacagta ee EVC oo laga joojiyay magaalada Beledweyn

Baledweyne(SPO Somalia)— Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in magaalada laga joojiyo Adeega Taleefanada lacagta ee loo yaqaano EVC oo...

Shirkadda Ford Oo In Ka Badan 50,000 Oo Gaari Dib Uga Soo Ceshaneysa Suuqa...

Muqdisho(SPO)-Shirkadda gawaarida sameysa ee Ford ayaa dib ugu yeertay ku dhawaad 50,000 oo gawaari ah oo ay ka iibisay macmiisheeda kadib markii la ogaaday...

Ganacsiga Dalalka Isticmaala Lacagta Yuuraha Oo Gaaray Halkii Ugu Sarreysay

Barlin(SPO)- Ganacsiga dalalka laga isticmaalo lacagta Yuuraha ee Midowga Yurub ayaa  gaaray halkii ugu sareysay tan iyo sanadkii 2011. Sahan iyo daraasad la sameeyay ayaa...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO