OGEYSIIS Muhiim Ah: Machadka Cusub Ee NDC Oo Bishaaro U Sida Bahda Waxbarashada Magaalada...

Muqdisho(SPO Somalia)  OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS! National Development College(NDC) iyo Hay’adda Daryeel Social Organization (DSO) waxaa ay bixinayaan Siminaar lagu baranaayo EPI VACCINES GUIDELINES AND ANTHROPOMETRIC...

Doorka Waalidka Iyo Waxbarashada

Doorka waalidka soomaaliyeed ee waxbarashada ilmaha  Hordhac Maqaalkan waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta waalidka soomaliyeed ee barbaarinta caruurtooda, duruufaha sabaabi kara in hoos u dhac...

Sidee Ku Noqoni Karaa Ardey Ku Wanaagsan Waxbarashada?

Waayo aragnimada nolosha ay soo marto ayaa ku dhaliso qofka inuu wax badan ka tilmaamo waayo aragnimadaas. Waxaan mudo soo ahaa arday walina waan...

SAWIRO: Jaamacadda Koonfurta Somalia Ee Baydhabo Oo Loo Sameeyey Boor Cusub

Baydhabo(SPO)- Waxaa isbedel dhameytirsan lagu sameeyey dhamaan Boorka Jaamacadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, mudo 10 sano ka dib. [youtube...

Ogeysiis Ku Wajahan Ardeyda Koonfur Galbeed Ee Dhameystey Dugsiyada Sare

Baydhabo(SPO Somalia)- Ogeysiis Ku Wajahan Ardeyda Koonfur Galbeed Ee Dhameystey Dugsiyada Sare

DHAGEYSO: Wasaarada waxbarashada oo dib u eegis ku sameyneysa tayada waxbarasho ee Jaamacadaha Somalia

Muqdisho(SPO)-Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in magaalada Muqdisho oo kaliya ay ku yaalaan tiro ka badan 50 Jaamacadood oo...

SAWIRO: Machadka NDC Ee Muqdisho Oo 300 Ardey Siyey Tababaro Kala Duwan

Muqdisho(SPO)-Machadka Horumairta Wadaniga ah (National Development College) ama NDC ayaa Mudo laba bilood ah tababaro kala duwan oo la xiriira xirfada u qabtey Ardey...

SAWIRO: Waa Sidee Noolasha Caruurta Barakacyaasha Baydhabo iyo Waxbarashadooda?

Baydhabo(SPO)-Halkan waa kaam kuyaala duleedka bari ee Magaalada Baydhao ee xaruunta Gobolka Bay Waxaana kujira Boqolaal Qoys oo Dhawaan ka soobarakacey Deegaano Farabadan oo...

Waxbarashada dadka waaweeyn

Iswiidhan caadi ayee ka tahay in qof weeyn uu waxbarasho dhigto. Dad badan ayaa waxbarasho dhigto si ee ugu hormaraan shaqadooda ama uu badashaan...

SAWIRO: Ardayda Jaamacada Upper Jubba Ee Dhameystey Waxbarashadda Heerka 1aad Oo Difaacday Buugoogi Qalin-Jabinta

Baydhabo(SPO)- Waxa Maanta Ardaydii Ugu Horeysay Ee QalanJabinysa Jaamacadda  Upper Jubba  Ee Magaalada Baydhabo Loo Qabtey xaflad ay ku difaanacayaan buugoogi qalin-jabinta...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO