Astaanta hormarka Waxbarashada Dalka!! (Warbixin kooban)

Dalka Soomaaliya ayaa Muddo 23 Sano ah wuxuu kusoo jiray Burbur dowladeed iyo Dagaalo sokeeye oo meesha ka saaray dhamaan Adeegyadii Dadweynaha ee Dalka...

Upper Jubba University for academic excellence in Somalia -UJU

BAIDOA(SPO)-Upper Jubba University for academic excellence in Somalia . We pick the best and brightest students purely on their academic merit and passion for...

Sawiro: RW oo maanta booqday goobaha ay ka dhacayaan imtixaanada dugsiyada sare

Muqdisho(SPO)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah...

Farmaajo”Waa inaan dib u dhisanno Jaamacaddeena”

Muqdisho(SPO Somalia)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga...

AKHRISO: Baarlamaanka Soomaaliya oo yeeray Wasiirka Waxbarashadda

Muqdisho(SPO)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dalbaday in uu si deg deg ah ku horyimaado Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dalbaday...

SAWIRO: Machadka NDC Ee Muqdisho Oo 300 Ardey Siyey Tababaro Kala Duwan

Muqdisho(SPO)-Machadka Horumairta Wadaniga ah (National Development College) ama NDC ayaa Mudo laba bilood ah tababaro kala duwan oo la xiriira xirfada u qabtey Ardey...

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo ku dhawaaqday natiijada imtixaankii ay qaaday

Garowe(SPO)-Wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaankii ay ka qaaday dugsiyada ku yaala deegannada Puntland. Madaxa imtixaannadka wasaaradda waxbarashada Puntland  Axmed Maxamuud Warsame...

Sawiro: Ardayda Jaamacada Upper Juuba Ee Baydhabo oo soo Gaba Gaboowey Imtixaankii Semesterka 2-aad...

Baydhabo (SPO)—Ardayda Jaamacadda Upper Jubba Ee Magaalada Baydhabo dhigata oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa soo gaba-gabeeyey imtixaankii semesterka 2-aad ee sanad waxbarashdeedka...

Sawiro: Ardayda Jaamacada Jubbada Sare Ee Baydhabo Oo Maanta U Soo Gebo Gaboowey Imtixaanka...

Baydhabo(SPO)- Waxaa Maanta lagu soo gebegebeeyay Jaamacada Jubbada Sare Ee Baydhabo imtixaanka Midterm-ka ah Ee  Semester -ka 2aad ee sanad Jaamcadeedka 2016/ 2017, Imtixaanka...

Doorka Waalidka Iyo Waxbarashada

Doorka waalidka soomaaliyeed ee waxbarashada ilmaha  Hordhac Maqaalkan waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta waalidka soomaliyeed ee barbaarinta caruurtooda, duruufaha sabaabi kara in hoos u dhac...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO