SAWIRO: Kheyre oo xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada

Muqdisho(SPO)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo dib-u- habeyn ballaaran lagu...

Ogeysiis Ku Wajahan Ardeyda Koonfur Galbeed Ee Dhameystey Dugsiyada Sare

Baydhabo(SPO Somalia)- Ogeysiis Ku Wajahan Ardeyda Koonfur Galbeed Ee Dhameystey Dugsiyada Sare

Farmaajo”Waa inaan dib u dhisanno Jaamacaddeena”

Muqdisho(SPO Somalia)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga...

DHAGEYSO: Dowladda oo dhiiragelinaysa waxbarashada dhalinyarada

Muqdisho(SPO Somalia)- Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladd Soomaaliya ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee dhameystirka manhajka...

Ardey Soomaliyeed oo deeq waxbarasho helay

Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu talo galay ardada dhamaysatay dugsiyada Sare iyo kuliyadaha...

Shir Looga Hadlayo Manhajka Waxbarasho Ee Dalka Oo Ka Furmay Garowe

Garowe(SPO Somalia) Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka socda shir looga hadlayo manhajka waxbarasho ee dalka, kaasi oo si rasmi ah maanta uga...

Berbera : Macalimiin loo xiray in ay qish u gudbiyeen ardey u fadhisa Imtixaanka...

Berbera(SPO Somalia) – - Laba macalin ayaa lagu xiray magaaladda Berbera, halka mid kalena la raadinayo kadib markii ay isku dayeen in ay ardayda imtixaanka...

Somaliland Oo Amar Adag Kusoo Rogtay Ardeyda

Hargeysa(SPO Somalia) Maamulka Somaliland ayaa Amaro adag kusoo rogay ardeyda Dugsiyadda Sare ee Imtixaanku uga socda degaanada maamulka Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland Cabdullaahi...

Jaamacada Upper Jubba Oo Ogeysiis Muhiim ah u heysa Ardayda ka Baxday Dugsiyada sare...

Baydhabo(SPO Somalia)— Jaamacadda Upper Jubba Ee Magaalada Baydhabo oo ku caan baxday Aqoon tayeysan & Akhlaaq wanaagsan waxay ogeysiineysaa dhammaan ardayda dhameysatay dugsiyada sare...

OGEYSIIS Muhiim Ah: Machadka Cusub Ee NDC Oo Bishaaro U Sida Bahda Waxbarashada Magaalada...

Muqdisho(SPO Somalia)  OGEYSIIS! OGEYSIIS! OGEYSIIS! National Development College(NDC) iyo Hay’adda Daryeel Social Organization (DSO) waxaa ay bixinayaan Siminaar lagu baranaayo EPI VACCINES GUIDELINES AND ANTHROPOMETRIC...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO