Wasaaradda Waxbarashada oo soo bandhigtay daabacaadda buuggaagta manhajka waxbarshada Somalia

Muqdisho(SPO Somalia) – Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay daabacaadda buuggaagta manhajka waxbarshada Qaranka ee Soomaaliya. Buuggaagta...

Sawiro: Ardayda Jaamacada Upper Juuba Ee Baydhabo oo soo Gaba Gaboowey Imtixaankii Semesterka 2-aad...

Baydhabo (SPO)—Ardayda Jaamacadda Upper Jubba Ee Magaalada Baydhabo dhigata oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa soo gaba-gabeeyey imtixaankii semesterka 2-aad ee sanad waxbarashdeedka...

Upper Jubba University for academic excellence in Somalia -UJU

BAIDOA(SPO)-Upper Jubba University for academic excellence in Somalia . We pick the best and brightest students purely on their academic merit and passion for...

Sawiro: RW oo maanta booqday goobaha ay ka dhacayaan imtixaanada dugsiyada sare

Muqdisho(SPO)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah...

Jadwalkii Imtixaanka Midaysan ee Dugsiyada Sare ee Dalka oo Lasoo Saaray

Muqdisho(SPO)-Wasaaradda waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016-2017. Jadwalkan ayaa waxaa lagu soo muujiyay maalmaha kala duwan, maaddooyinka...

Horumarka uu gaaray Schoolka Metro Minnesota

MN(SPO)-Horumarka uu gaaray Schoolka Metro Minnesota. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=uJnnuy8G3l4]

Sawiro: Iskuulka Al Ceyn Ee Baydhabo Oo Lagu Soo Gebo Gabeeyey Tartan Aqooneed

Baydhabo(SPO)- Iskuulka Al Ceyn Ee Magalada Baydhabo ayaa waxa lagu Qabtey Xaflada xiritaanka tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 20016/2017 iyo qalan jebinta ardeyda Dugsiyada dhexe. Maamulaha...

Sawiro: Ardayda Jaamacada Jubbada Sare Ee Baydhabo Oo Maanta U Soo Gebo Gaboowey Imtixaanka...

Baydhabo(SPO)- Waxaa Maanta lagu soo gebegebeeyay Jaamacada Jubbada Sare Ee Baydhabo imtixaanka Midterm-ka ah Ee  Semester -ka 2aad ee sanad Jaamcadeedka 2016/ 2017, Imtixaanka...

Sawiro: Midowga Ardayda Jaamacada Upper Jubba Ee Baydhabo Oo Doortey Gudoomiya Cusub

Baydhao(SPO) Waxaa Hoolka wayn ee Jaamacadda Jubbada Sare Ee Baydhabno lagu qabtay doorashda gudoomiyaha iyo xoghayaha  ee Midowga ardayda jaamacaadda Upper Jubba , Waxaana...

Sawiro: Jaamacada Koonfurta Somalia Oo 45 Macalin Tababar U Furtey

Baydhabo(INO)- Macalimiin ay Gaareyaan 45  Ayaa maanta Tababar 2 sano ah ay U furtey Jamacada Koonfurta Soomaliya Ee Baydhabo waxaana Gacan ka geystey Hay'ada...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO