Xubno ka tirsan Shabaab oo nolasha lagu qabtay

MUQDISHO(SPO) - Laamaha amaanka ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen Shan qof, kuwaasoo ay ku...

Mareykanka oo weerar Cir iyo Dhul ah ku qaaday Saldhig Alshabaab

MUQDISHO(SPO) - Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Danab, oo garab ka helaya kuwa Mareykan ah...

Sarkiil Ka Tirsan Shabaab Oo Dhacdo Lama Filaan Ah Ku Qabsatey G/Sh/Hoose

MUQDISHO (SPO)  Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee gobolka shabeellaha hoose ayaa sheegay in howlgalo laga sameeyay deeganno hoos taga degmada Qoryooley lagu dilay...

Ruushka oo ka digey inuu sii xumaado xiririka kala dhaxeya Mareykanka

Moscow(SPO)-Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in cuna-qabateyntii Mareykanku uu ku saaray Ruushka eedeynta la xiriirta sumeynta basaas hore oo Ruushka u shaqeyn jirey...

Dagaal Khasaare Geystay Oo Al Shabaab Iyo Ciidamada AMISOM Ku Dhex Maray G/Sh/ Hoose

Marka ( SPO):-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay iyo maanata  dagaallo u dhexeeya Ciidamada Xarakada  Al-Shabaab iyo kuwa...

Koonfur Galbeed oo baadi goobeysa shaqaale ay afduubteen Shabaab

Baydhabo-(SPO)- Wasaaradda amniga Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegtay inay bilowday hawlgal ay ku baadigoobayaan Shan ka tirsan shaqaalaha Hay’adda Bisha Cas oo...

Ciidanka Kenya Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Gedo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xoggan oo u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo kuwa Xarakada...

DEG DEG: 3 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada DFS Oo Lagu Diley ‘Ceelasha Biyaha’

Muqdisho(SPO)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya koox hubeysan oo Saddex askari galabta ku dishay duleedka magaalada Muqdisho gaar haan degaanka Ceelasha Biyaha. Dad goobjoogayaal...

DHAGEYSO: Xukun adag oo lagu riday Ninkii dilalka u duubi jiray Daacish

MUQDISHO(SPO)- Maxkamadda Darajadda koowaad ee ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun Xabsi daa’in ah ku riday Jaamac Xuseen Xasan Nuuni, oo lagu helay dembi...

DHAGEYSO VOA: Qalalaase ka dhex jira NISA iyo saameynta amniga

MUQDISHO(SPO) - Sugida ammaanka magaalada Muqdisho ayaa u ahaa Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre mid ka mid ah waxayaabihii ugu horeeyey ee ay dooneysey...

wararkii ku dhaafay