DEG DEG: Saldhiga “ugu wayn” ee Al-Shabaab oo la duqeeyay

MUQDISHO (SPO)- Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya weerar cirka ah oo lala beegsaday Saldhigyo ay Al-Shabaab ku leedahay magaalooyinka Bu'aalle iyo Jilib...

Kenya oo cabsi ka qabta weeraro lagu abaabulayo Soomaaliya

MANDHEERA(SPO) - Gudoomiyaha Mandheere, Fredrick Shisia ayaa sheegay in ciidamada gobolka ay geliyeen Feejignaan dheeri ah, kadib markii hareeraha Ismaamul goboleedka ay ku arkeen sida...

Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

KISMAYO (SPO)- Taliska ciidamada Jubbaland ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen degmada Badhaadhe ee gobolkaasi ay ku dileen...

Mareykanka oo weerar Cir iyo Dhul ah ku qaaday Saldhig Alshabaab

MUQDISHO(SPO) - Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Danab, oo garab ka helaya kuwa Mareykan ah...

DHAGEYSO:Taliska Booliska Somalia Oo U Digay Xildhibaannada Golaha Shacabka

Muqdisho(SPO)- Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo xalay Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha dhanka Amniga ee...

Qarax dulleedka Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan militari-ga Soomaaliya

Muqdisho(SPO)– Wararka dheeraad ah ayaa ka soo baxay goor dhaw oo maanta ah dulleedka magaalada Muqdisho lagula eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada militari-ga dowladda...

Faahfaahin: Alshabaab oo sheegatay Qaraxii Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Maleeshiyo gudaha u gashay

Muqdisho(SPO)- Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen laba qarax oo kala danbeeyay iyadoo lala beegsaday...

Al-Shabaab oo isku fidiyay deegaano hor leh oo ka tirsan Koofurta Gobolka Mudug

Baraag(SPO)- Wararka ka imaanaya Koofurta Mudug ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay isku fidiyeen deegaano hor leh, iyadoo la wareegay deegaanka Baraag oo ay...

U.S. strike kills nine Al-Shabaab militants in Somalia-AFRICOM

Nine Al-Shabaab militants were killed in a US airstrike in southwestern Somalia Friday adding to more than 50 the number of Al-Shabaab...

Kashmir: Weerar culus oo lagu qaaday ciidamada India

Kashmir(SPO)- Dowlada India ayaa sheegtay in shan askari oo kamid ah ciidamadooda lagu dilay iska horimaad ka dhacay dhulka kaymaha ah ee Kupwara oo...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO