Koonfur Galbeed oo baadi goobeysa shaqaale ay afduubteen Shabaab

Baydhabo-(SPO)- Wasaaradda amniga Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegtay inay bilowday hawlgal ay ku baadigoobayaan Shan ka tirsan shaqaalaha Hay’adda Bisha Cas oo...

Ciidanka Kenya Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Gedo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xoggan oo u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo kuwa Xarakada...

DEG DEG: 3 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada DFS Oo Lagu Diley ‘Ceelasha Biyaha’

Muqdisho(SPO)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya koox hubeysan oo Saddex askari galabta ku dishay duleedka magaalada Muqdisho gaar haan degaanka Ceelasha Biyaha. Dad goobjoogayaal...

DHAGEYSO: Xukun adag oo lagu riday Ninkii dilalka u duubi jiray Daacish

MUQDISHO(SPO)- Maxkamadda Darajadda koowaad ee ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun Xabsi daa’in ah ku riday Jaamac Xuseen Xasan Nuuni, oo lagu helay dembi...

DHAGEYSO VOA: Qalalaase ka dhex jira NISA iyo saameynta amniga

MUQDISHO(SPO) - Sugida ammaanka magaalada Muqdisho ayaa u ahaa Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre mid ka mid ah waxayaabihii ugu horeeyey ee ay dooneysey...

PM fires Minister, official arrested for fraud

Somali Prime Minister, Hassan Ali Khaire has on Thursday sacked his minister of Education, Abdirahman Dahir Osman after public outcry, Garowe Online reports. The news...

Qarax dulleedka Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan militari-ga Soomaaliya

Muqdisho(SPO)– Wararka dheeraad ah ayaa ka soo baxay goor dhaw oo maanta ah dulleedka magaalada Muqdisho lagula eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada militari-ga dowladda...

Itoobiya oo qabatay lacag & hub badan

Jigjiga(SPO)-Booliska Federaalka dalka Itoobiya ayaa gudaha iyo banaanka Magaalada Addis Ababa ee Gobolka Oromiya ku qabtay lacag doolar ah iyo hub sharci darro ah. Taliyaha...

Shabaab oo askar ay ku qabteen dagaal ku soo bandhigay Jamaame

Jamaame(SPO)-Al Shabaab ayaa fagaare ku yaallo degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo bandhigeen shalay gelinkii dambe askar ay ku qabteen...

Somali government says it killed over 80 Al-shabab fighters in Lower Jubba

The federal government of Somalia claimed success in a recent fight with Al-shabab fighters in Baar-Sanguuni town, outside Kismayo on Monday. Al-shabab fighters raided a...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO