Liverpool oo iska xaadirisay afar dhammaadka Horyaallada Yurub

Liverpool ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka Horyaallada Yurub ee Champions League, waana markii ugu horraysay muddo toban sano ah. Arrintan ayaa timid ka dib markii...

Muqdisho Oo Lagu Qabtay Tartanka Orodka Gaaban

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay tartanka Orodka gaaban kaasi oo ay ka qeyb-galeen Orod-yahanno  gaaraya ilaa iyo 300 oo ciyaaryahan. Xuska munaasabadda Orodka gaaban waa...

Tottenham oo garaacday Chelsea

Tababaraha kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa "dagaalyahan" ku ammaanay Dele Alli ka dib markii uu labo gool u sixiixay kooxdiisa xilli xasaasi ah, arrintaas...

Agriculture Remains Key To Somalia’s Economic Growth And Poverty Reduction

The World Bank and the Food and Agriculture Organization (FAO) released on March 28 a new joint report titled, Rebuilding Resilient and Sustainable Agriculture...

Waa Kuma Xiddiga Kaliya Ee Kulanka El Clasico U Soo Ciyaaray Labada Kooxood Goolna...

Xiddigaha kubada cagta ayay qaarkood daacad u yihiin kooxohooda halka qaar kalena isku maranaa una wada ciyaaraan kooxaha sida weyn u xafiiltama iskuna neceb...

“Sharad ayaan ku dhiganayaa 100% in Lewandowski uu sii joogayo Bayern Munich” – Real...

Gudoomiyaha kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa sheegay inuu hubo 100% in Robert Lewandowski uu sii joogayo kooxda. Weerar yahanka reer Poland ayaa si wayn...

Maxaa ka jira in kabtanka Borussia Dortmund uu qaatay diinta Islaamka? (Xaqiiq la ogaaday)

Baraha bulshada ayaa lagu faafiyay in kabtanka Borussia Dortmund ee Marcel Schmelzer uu qaatay diinta islaamka taas oo laga muujiyay shaki badan. Wadaadka u qaabilsan...

Ciyaarta oo la joojiyay kaddib markii uu Dhiman gaaray daaficii hore ee Liverpool Skrtel!!

Daaficii hore ee Liverpool Martin Skrtel ayaa dhiman gaaray kaddib markii uu liqay carabkiisa isla markaana miir daboolmay. Skartel ayaa kubbad ku dhacday mar uu...

Liverpool oo dalab wayn u diyaarsatay inay ka gudbiso Timo Werner (Waa imisa?)

Kooxda Liverpool ayaa qayb ka noqotay kooxaha xiisaynaya saxiixa weerar yahanka kooxda RB Leipzig ee horyaalka Jarmalka. Wargayska Bild ayaa daaha ka qaaday in Liverpool...

“Madaxa iyo indhaha ayaan isku kaa buusayaa” – Arda Turan oo u dhaartay wariye...

Laacibka amaahda uga maqan Barcelona ee Arda Turan ayaa u dhaartay wariye su’aal qaldan waydiiyay xaaskiisa. Arda Turan iyo xaaskiisa oo ay wehliyeen walaalkiis iyo dumaashidiis...

wararkii ku dhaafay