Nasashada Kooxda: Shan Sababood Oo Ay U Fiican Tahay In Ayna Lionel Messi &...

Waxa caawa la ogaan doonaa xiddiga ku guulaysan doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or iyada oo si weyn loo...

Ku Guulaysiga Luka Modric Ee Abaalmarinta Ballon d’Or-ka Oo Baxar Galinaysa Madaxweynaha Real Madrid

Wargayska Mundo Deportivo ayaa shaaca ka qaaday in ku guulaysiga Luka Modric ee abaalmarinta Ballon d’Or-ka ay baxar galinayso madaxweynaha kooxda Real...

Marco Verratti Oo Magacaabay Xiddiga U Sharaxan Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d’Or-ka

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda PSG ee Marco Verratti ayaa tilmaamay xiddiga ugu sharaxan ku guulaysiga abaalmarinta Ballon d’Or oo caawa...

Tababaraha Juventus Oo Magacaabay Xiddigii Beddelay Ciyaarta Ee Guusha U Keenay Manchester United

Tababaraha kooxda kubadda cagta Juventus, Massimiliano Allegri ayaa farta ku fiiqay laacibka uu aaminsan yahay in Manchester United ay ku faa’iiday ciyaartii...

Emre Can oo ku seegi doono Dhaawac Kulanka Manchester united

Kubadd abuuraha kooxda Juventus Emre Can ayaa dhaawac ku maqnaan doona kulanka weyn ee kooxdiisa ay wajaheeyso Manchester United.

Daawo: Dhaawacii Soo Gaadhay Xiddiga Mohamed Salah & Qaabkii Uu Uga Fal Celiyay Dhaawaca

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayuu soo gaadhay dhaawac kaas oo ku qasbay xiddiga in uu saaxiibadiisa xulka Egypt kaga boxo...

Marek Hamšík “Lagama Yaabo In Aan Ku Biiro Kooxdaan Reer Italy”.

Xiddiga kooxda Napoli ee Marek Hamšík ayaa dhaleeceyn kale kala duldhacay saaxibkiisa hore Gonzalo Higuaín kaasi oo dhowr sano ka hor u...

FIFA oo gebi ahaanba Ciyaaraha Ka Mamnuucday dal Ku Yaalla Qaaradda Afrika

Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa guud ahaanba ka joojiyey ciyaaraha caalamiga dalka ku yaalla qaaradda Afrika ee Sierre Leone oo...

John Terry oo ku soo laabanaya kooxda Chelsea

Difaacii hore ee kooxda Chelsea, John Terry ayaa kusoo laabanaya kooxdiisii hore isagoo noqonaya macallinka 23-jirrada Blues. 37-jirkan ayaa...

The Sun oo ogaatay xilliga tababare Mourinho laga eryi doono Man United

Wargeska The Sun ayaa siweyn isugu hawlay inuu ogaado waxa ka socdo garoonka Old Trafford madaama macalin Jose Mourinho mustaqblkiisa Man United...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO