Riyad Mehraz Oo Loo Badinayo In Maanta Uu Tijaabada Caafimaadka U Marayo Liverpool

Sida Bein Sport laga soo xiganayo , garabka kooxda Leicester City ee Riyad Mehraz ayaa loo badinayaa in maanta oo axadda ah uu tijaabada...

Isku aadka Tartanka maamul Goboleedyada Somalia oo la sameeyay

Muqdisho(SPO)- Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho. Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul Goboleed...

“Sharad ayaan ku dhiganayaa 100% in Lewandowski uu sii joogayo Bayern Munich” – Real...

Gudoomiyaha kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa sheegay inuu hubo 100% in Robert Lewandowski uu sii joogayo kooxda. Weerar yahanka reer Poland ayaa si wayn...

SAWIRO: Madaxweyne Shariif Xasan Oo Dhiiru-galiyey Xulka Kubadda Caggta KG Somalia

Baydhabo(SPO)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Sheekh Aaden oo ay wehliyaan Xildhibaanada Labadda Aqal Ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Ee Laga Soo Doortey...

Sawirro:- Devid De Gea oo Guul daro ka bad baadiyey Man Utd & Savella...

Kulankan oo ahaa Lugta 1aad Horyaalka Qaaradda Yurub ee Uefa Champions ayaa waxaa Garoonka Estadio R. Sanchez Pizjuan ku hardamay Kooxaha Sevila & Manchester United...

Blaise Matuidi & Paulo Dybala Oo Juventus Ka Caawiyay In Ay jiidho Kooxda Hellas...

Kulan ka tirsanaa horyaalka Italy todobaadkiisii 19-aad kooxda Juventus ayaa guul ay u qalantay ka gaartay kooxda Hellas Verona kulan ka dhacay garoonka Stadio...

Waa Kuma Xiddiga Kaliya Ee Kulanka El Clasico U Soo Ciyaaray Labada Kooxood Goolna...

Xiddigaha kubada cagta ayay qaarkood daacad u yihiin kooxohooda halka qaar kalena isku maranaa una wada ciyaaraan kooxaha sida weyn u xafiiltama iskuna neceb...

Barcelona oo ku sii dhawaaneysa Griezmann iyo Messi oo Caro bistiis la ah

Lionel Messi ayaa la warinayaa inuu aad uga careysan yahay dar dar galinta heshiiska ay Barcelona ku dooneyso Antoine Griezmann. Barcelona ayaa usbuucan talaabo dhow...

Liverpool oo lacag dheeri ah oo ku aadan Mohamed Salah siinaysa Roma (Ogoow sababta)

Liverpool ayaa siinaysa kooxda Roma lacag dheeri ah oo ka baxsan qiimihii ay horay ugu soo iibsatay Mohamed Salah. Labada kooxood ayaa ku heshiiyay in...

Ciyaarta oo la joojiyay kaddib markii uu Dhiman gaaray daaficii hore ee Liverpool Skrtel!!

Daaficii hore ee Liverpool Martin Skrtel ayaa dhiman gaaray kaddib markii uu liqay carabkiisa isla markaana miir daboolmay. Skartel ayaa kubbad ku dhacday mar uu...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO