Wenger oo Raba Raheem Sterling, Van Dijk Oo Juve Kusii Jeeda, Lemar, Diego Costa...

Arsenal ayaa ogolaatay heshiis ay kula soo saxiixaneyso Thomas Lemar oo u ciyaara Monaco bisha Janaayo. 21 jirkaan khadka dhexe ee reer France ayaa...

XOG MUHIIM AH: Barcelona Oo La Ogaaday Xilliga Ay Ku Dhawaaqidoonta Saxiixa Hector Bellerin

London(SPO)- Daafaca dambe ee kooxda Arsenal Hector Bellerin ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhowyahay ku biiritaanka kooxda Barcelona ,waxaana sheekada loo badinayaa in...

Hordhac: Deportivo Alaves vs Barcelona: Catalonia Oo Doonaysa In Ay Sii Wadaan Bilaabashadii Quruxda...

Kooxda Barcelona ayaa u safraysa garoonka Estadio de Mendizorroza iyada oo halkaas kula ciyaari doonta kooxda Deportivo Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga...

Man United Oo Noqotay Kooxdii Ugu Horeysay Ee Badisa 600 Kulan Premier League –...

Kooxda Manchester United ayaa maanta gashay taariikhda Premier League ka dib markii ay noqdeen kooxdii ugu horeysay ee badisa 600 kulan taasoo rikoor cusub...

Liverpool oo dalab wayn u diyaarsatay inay ka gudbiso Timo Werner (Waa imisa?)

Kooxda Liverpool ayaa qayb ka noqotay kooxaha xiisaynaya saxiixa weerar yahanka kooxda RB Leipzig ee horyaalka Jarmalka. Wargayska Bild ayaa daaha ka qaaday in Liverpool...

Goorma ayaa Cristiano Ronaldo la soo saarayaa MAXKAMADA????

Ronaldo ayaa dhawaan lagu soo eedeeyay inuu lunsaday lacago xoogan oo canshuuraad ah waxaana iminka lagu wadaa in maxkamad la soo taago dabayaaqada bisha...

Hordhac: Arsenal vs Leicester City: Gunners Laba Guulood Oo Xiriir Ah May Gaarin Tan...

London(SPO)- Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhowayn doonta kooxda Leiceter city kulan ka tirsan horyaalka Premier league kulan baaqi ka ah todobaadkii...

Ousmane Dembele oo ka gudbay tijaabada caafimaadka kooxda Barcelona (Warbixin)

Barcelona ayaa qarka u saaran dhammeystirka saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara ee reer France Ousmane Dembele. 20 sanno jirkaan ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa taariikhda Barcelona,...

Dib U Eegid : KLa Dib Guusha Barcelona ,Juventus Garoonkooda Dhalinyaro Ayay Ku Yihiin...

Rome(SPO)- Juventus ayaa lug la gashay wareegga 4-ta Champion-ka ka dib markii sedex gool uga badiyeen Barcelona oo marti u aheyd Juve ayaa qeybta hore...

SAWIRO: Horyal Kubbada Cagta ah Oo Looga Magac Darey ‘Jirooniga Ciyaartooyda Cuslaatey Oo La...

MN(SPO)- Waxaa Maanta soo Gabagaboowbay Horyaal kii kubada cagta ee loogu magac daray JIIROONIGA  CIYAARTOOYDA CUSLAATAY. Horyaalkan oo socday mudo afar bilood ah ayaa waxaa...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO