Manchester United oo diyaarineysa dalab rasmi ah oo ay ku dooneyso xalka difaaceeda!

Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay diyaarineyso inay dalab ka gudbiso laacibka lagu magacaabo Leonardo Bonucci. United ayaa AC Milan...

Xulalka Ingiriiska iyo Croatia oo usoo gudbay wareegga seme-finalka koobka dunida

Xulka Ingiriiska ayaa markii ugu horeysay taariikhda 1990-kii kadib iska xaadiriyay wareegga isreebreebka sem-finalka koobka aduunka 2018. Ciyaar kusoo idlaatay 2-0 ayaa xulka lagu naaneyso...

Xulalka Faransiiska iyo Belgimka oo iska xaadiriyay seme-finalka koobka dunida

Koobka Dunida ee ka soconaya dalka Raashiya ayaa maraya meeshii ugu xamaasada badnayd tartanka, waxaana xalay wareegga seme-finalka iska xaadiriyay xulalka Faransiiska iyo Belgimka...

Brazil iyo Uruguay oo laga reebay Koobka Aduunka 2018

Waxaa dib u bilowday wareega Sideed dhamaadka Koobka Adduunka ee 2018, kaasoo ay isku arkeen maalintii Jimcaha afar dal, xili la dheelay Labo kulan...

Xilliga Liverpool ay dar dar galin doonto lasoo wareegitaanka Nabil Fakir oo la ogaaday

Waxaa la ogaaday xilliga sida rasmiga ah ee kooxda Liverpool ay u dar dar galindoonto lasoo wareegitaanka Nabil Fakir oo xilli ciyaareyd wanaagsan ku...

El-ClasicoL: Bale oo guul ka ho istaagay Barcelona

kooxda Barcelona oo ah ku guuleystayaasha horyaalka xilli ciyaareydkan horyaalka La Liga kuwaasoo guud ahaan ay ku guukeysteen 25-aad horyaal ee horyaalka La Liga. Real...

Yemen’s Houthi Rebels Side With Somalia Against UAE

Yemen’s Houthi rebels condemned the United Arab Emirates’ recent moves to interfere in the internal affairs of Somalia and voiced its support for the...

Liverpool oo iska xaadirisay afar dhammaadka Horyaallada Yurub

Liverpool ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka Horyaallada Yurub ee Champions League, waana markii ugu horraysay muddo toban sano ah. Arrintan ayaa timid ka dib markii...

Muqdisho Oo Lagu Qabtay Tartanka Orodka Gaaban

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay tartanka Orodka gaaban kaasi oo ay ka qeyb-galeen Orod-yahanno  gaaraya ilaa iyo 300 oo ciyaaryahan. Xuska munaasabadda Orodka gaaban waa...

Tottenham oo garaacday Chelsea

Tababaraha kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa "dagaalyahan" ku ammaanay Dele Alli ka dib markii uu labo gool u sixiixay kooxdiisa xilli xasaasi ah, arrintaas...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO