Gollaha Shacabka oo cod u qadaya lacago mugdi ku jira oo Beyle horkeenay

MUQDISHO(SPO)- Xildhibaanada Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda 2018, taasoo muran uu ka tagan yahay.

Sawirro:Xildhibaano Baydhabo U Tegay La Socodka Doorashada Koonfur Galbeed

Baydhabo(SPO)- Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa maanta gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socda Xildhibaanada Golaha Shacbaka Soomaaliya.

Laba Askari oo katirsan ciidammada badda PMPF ee Puntland oo lagu dilay Boosaaso

Bosaso(SPO) – Labo askari oo ka tirsan ciidanka badda Puntland ee PMPF  ayaa u geeryooday toogasho ka dhacday magaalada Boosaaso oo uu...

Rag Hubeysan Oo Dil Iyo Dhaawac Ka Geystay Muqdishu

Muqdisho (SPO )-Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in barqanimadii maanta dil iyo dhaawac ay ka geysteen Isgoyska Baar-Ubax ee magaalada Muqdisho.

Golaha Shacabka Oo Cod u qaadayo ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda 2018

Muqdisho(SPO)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018, taas oo ay wasaaradda...

Kudhawaad 300 Gaadiidka Xamuulka Ah Oo Ku Xaniban Agagaarka Afgooye

Afgooye(SPO)- Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in baabuur badan ay ku xaniban yihiin inta udhaxeysa Afgooye ilaa Wanla...

Amiir loo maxkamadeynayo inuu ka baxay heshiis $33 milyan ah oo uu kula kulmi...

Manama (SPO) – Xubin ka tirsan qoyska boqortooyada Baxreyn ayaa dacwad looga gudbiyey inuu bixin waayey $33 million; lacag lagu sheegay in ay...

Beyle oo laga rabo ‘lacagti ku baxday xildhibaanada iyo tii Sacuudi laga keenay’

Muqdisho (SPO – Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Dowladda Soomaaliya ayaa Su’aalo adag weydiiyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle.

Maxay Ka Dhigan Tahay In Dakhli Loo Raadiyo Ciidanka Iyadoo Amniga Uu Faraha Ka...

Muqdisho(SPO)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Isniinta shalay, wuxuu hortegay xubnaha Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah.

13 sano jir feeryahan ah oo u dhintay feer lagu dhuftay

Muqdisho(SPO)-Geerida wiilkan 13 sano jirka ah ayaa sababtay jug ka soo gartay cayaar dhanka feerka ah. Wiilkaan oo lagu magacaabo Anucha Kochana...

wararkii ku dhaafay