Muxuu salka ku hayaa muranka u dhaxeeya xildhibaan Muno Key iyo Booliska Somalia?

Mugadishu(SPO)-Waxaa maalmihii lasoo dhaafay baraha xiriirka bulshada qabsaday hadal heynta muran la sheegay inuu u dhaxeeyo xildhibaanad ka tirsan golaha shacabka ee Soomaaliya iyo...

“Waxaan xooga saaraynaa sidoo loo adkeyn lahaa xiriirka ka dhexeeya labada dal” -Maxamed...

Istanbul(SPO)-Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa la kulmay...

Qatar oo gaadiid dagaal ugu deeqday DFS

Mugadishu(SPO)-Dowladda Qatar ayaa ku wareejisay Wasaarradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya tiradii ugu badneyd gaadiidka dagaalka. Ilaa 68 gaadiidka gaashaaman ah ayeey dowladda Qatar ku wareejisay dowladda...

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Mugadishu(SPO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  oo kulamo wadatashi ah kula qaatay Magaalada Baydhabo Odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa...

Maxkamada ciidamadda oo xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidamada DFS

Mugadishu(SPO)-Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo heystaa dilka  Marxuum  Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye...

Al-shabaab ‘’ Weerarkii Nairobi wuxuu jawaab u ahaa go’aanka Mareykanku Qudus ugu aqoonsaday caasimada...

Mugadishu(SPO)-War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Al-shabaab oo looga hadlay weerarkii galabnimadii Tallaadada ay ka geysteen magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in...

DFS oo sheegtay in ay xoojineyso wada shaqeynta kala dhaxeysa maamul gobolleedyada

Mugadishu(SPO)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojineyso wada shaqeynta kala dhaxeysa maamul gobolleedyada dalka oo bilihii ugu danbeeyayba uu ka dhaxeeyay khilaaf siyaasadeed. Madaxweynaha dowladda...

Weerrarkii Kenya: Ciidammada ammaanka oo dilay dhammaan raggii weerraray hoteelka

Nairobi(SPO)-Waxaa la soo gebagabeeyay weerrar ay dad badan ku dhinteen oo ay magaalada Nairobi ka gaysteen maleeshiyaad laga shakisan yahay kaddib markii la dilay...

Xeelada ay A-Shabaab u adeegsatay weerarka Hotel Dusit D2 ee Nairobi

NAIROBI(SPO) - Lix sano kadib weerarkii Westage Mall, magaalada Nairobi, Talaadii 15-ka Janaayo 2019, waxay u ahayd maalin kale murugo leh, waxaana soo maray ku...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

BAYDHABO(SPO)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wafdiga ayaa waxa ay ka qeybgeli...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO