Guddoomiye Jawaari “Aan Wadahadalno Waa Aan Heshiinno” (Muuqaal)

Muqdisho(SPO)-Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan jawaari oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin dheeraad ah ka...

Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow Oo U Dhigtey Beeshiisa – ” Naga Daa Fara-Fareynta” (DHAGEYSO)

Baydhabo(SPO)-  Odayaal dhaqmeedyo ku Xeeb ah Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow, oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Ee Somalia isla markaana ah Wasiir Ku xigeenka wasaaradda...

Danjire Cali Saciid Fiqi oo ka hadlay qorshaha dowladda ee Soomaalida ku dhibaateysan Liibiya

Muqdisho (SPO) – Maalmihii ugu danbeeyayba magaalada Tunis ee dalka Tunisia ku sugan Safiirka Soomaliya ee u fadhiya Midowga Europe Dr. Ali Said Faqi...

DHAGYSO: Al-Shabaab oo war kasoo saartay musharaxnimada Abu Mansuur

Muqdisho (SPO) – Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay ka hadashay tallaabada uu Mukhtaar Roobow isugu soo sharraxay xilka madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed...

UPDATE: Maxaa ka jira in Mukhtar Roobow loo ogolaaday tartanka Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.?

Baydhabo(SPO)- Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in musharaxa xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Mukhtaar Roobow...

Daawo: Xildhibaan. Xaniifa Xaabsade Farmaajo waa abaallaawe Waan in aan iska Qabanaa

Muqdisho(SPO)- Xildhibaanad Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade oo laga Soo doorto Deegaanada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeen ayaa waxaa ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

DEG DEG: Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baaramaanka oo u jawaabay C/weli Muudey [Akhriso...

Muqdisho(SPO)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray Caawa ku caddeeyay in go’aankii maanta kasoo baxay guddoomiye...

Abu Mansuur oo iska dhega tiray Go’aankii DFS iyo Xaflad loogu qabanayo Baydhabo

Baydhabo(SPO)- Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in musharaxa u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)...

Al-Shabaab oo sheegtay dilka Cali Nuur Shuute oo xalay lagu diley Muqdisho

Muqdisho(SPO)- Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay dil xalay loo geystey Cali Nuur Shuute oo ahaa aabaha Col Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad...

Qiimaha Waxbarashada iyo saamaynta ay ku leedahay shakhsiyadda …

Waxaa hubaal ah oo la xaqiijiyey in taariikhda Bini-Aadanku mar walba tahay tartan joogta ah oo ka dhexeeya AQOONTA (Education) iyo HOOGGA (Catastrophy). Taasi...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO