Somalidu Miyey Weli Qiil u Raadinayaan Al-Shabaab 11 sano kadib?

Muqdisho(SPO)- Waxaa hada laga joogaa muddo 11 sano ah markii uu dalka Soomaaliya ka dhacay weerarkii ugu horeeyey oo ismiidaamin ah oo ay geysato...

Amar Cusub Oo Lagu Soo Rogay Shaqaalaha QM Ee Ka Howgala Muqdisho

Muqdisho9SPO)- Qoraal Ogeysiin gudaha  oo ay QM u kala dirtay Shaqaalaheeda ka hawl-gala Somalia, ayey QM ku sheegtay inay dib u eegi doonaan Shaqaalaha...

Qaxooti kasoo qaxay Cameroon oo gaaray Nigeria

Abuja(SPO)-In ka badan 15,000 oo qof oo qaxooti ah oo ka soo qaxay waddanka Cameroon ayaa tan iyo bishii Nofeembar waxa ay gaareen waddanka...

Dumarka Sacuudiga oo loo fasaxay in ay Gawaarida kaxeyn karaan

Riydh(SPO) - Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa markii u horeysay Haweenka u ogolaaday haweenka in ay wadi karaan gaadiidka, sida ay baahisay warbaahinta...

DEG DEG: Dhimasho & dhaawac ka dhashay gaari lagu rasaaseeyay Muqdisho

Muqdisho(SPO)-Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir Dabley hubaysan oo gaari wadatay ayaa rasaas ooda uga qaaday gaari kale...

Koox ka shaqeysa lacag dhaqidda oo lagu qabtey Garoonka Muqdisho iyo Xildhibaan ku lug...

MUQDISH(SPO) -  Hay'adda Nabad Sugida Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka garoonka Muqdisho ay qabteen Shabakad ka shaqeysa lacag dhaqidda iyo...

Pakistan: Wasiirka Dastuurka oo Iscasilay kadib Mudaharaadyo Rabshada wata

Ismalabad(SPO)- Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ee Pakistan Zahid Hamid ayaa xilka iska casilay maanta kadib mudaharaadyo rabshada wata oo todobaadyadii lasoo dhaafay kala...

WARBIXIN: Ra’isul Wasaare Kheyre oo ku sugan Adis Ababa ( Waa Maxay Sababta Safarkiisa)

Addis(SPO Somalia) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku jooga safarkisii labaad. Safarkan oo noqonaya kii labaad...

Dowladda Turkiga oo qaaday xaaladdii deg-degga aheyd ee saarneyd dalkaasi

Muqdisho(SPO)-Dowladda Turkiga ayaa sheegtay iney qaadday dhammaan xaaladda degdegga ah uu waddanku ku jiray, oo laba sana ka hor dalka la saaray kaddib marki...

Maxaa ka jira in Raggii weeraray Hotelka Naasahablood ay wateen kaararka aqoonsiga NISA

Muqdisho(SPO)— Jariiradda ka soo baxda dalka Britain ee The Guardian ayaa qortay in raggii weeraray Hotelka Naasahablood 28-kii bishan ay wateen kaararka aqoonsiga ee...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO