Sawirro:Goobta Ay Ka Dhaceyso Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha K/Galbeed

Baydhabo(SPO)-Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ay ka bilaabato Xaflada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Xarunta Madaxtooyada...

SAWIRO:Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gaaray Baydhabo

Baydhabo(SPO)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa ay gaareen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wafdiga ayaa waxa ay...

Muwaadin Mareykan ah oo lagu dilay weerarkii Hotel-ka Nairobi

NAIROBI(SPO) - Mas'uul ka tirsan wasaarada arrimaha dibada Mareykanka ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP in Muwaadin Ameerikaan uu kamid ahaa dadkii lagu dilay...

Wararkii ugu danbeeyay Khasaaraha Weerarkii Nairobi

Nairobi(SPO)- Inkastoo dowladda Kenya ay sheegtay in ay soo afjartay weerarkii dabley ka tirsan Ururka Al-shabaab ay ku qaadeen dhismayaal isugu jiray hotello iyo...

Madaxweyne Lafta Gareen Oo Maanta La Caleema Saarayo

Baydhabo(SPO)- Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay lagu caleema saaro madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed C/casiis Lafta...

Diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee caleemo saarka madaxweynaha KG oo ka socda Baydhabo

BAYDHABO (SPO)- Waxaa saaka magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee...

DFS oo canbaareysay weerarkii ka dhacay Nairobi

NAIROBI (SPO)- Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saarrtay weerarkii shalay lagu qaaday Hotel Dusit ee Westland magaalada Nairobi. Warsaxaadadeedkan ayey...

Tiradda ragga weeraray Hotel-ka Nairobi oo la shaaciyay iyo Kenya oo ka hadashay

NAIROBI, Kenya - Taliyaha ciidamada Kenya, Joseph Boinnet ayaa xaqiijiyay in weerar argagaxiso lagu qaadey dhismaha weyn ee ka kooban xafiisyada iyo hotel-ka DusitD2, ee...

AL SHABAAB oo sheegatay mas’uuliyadda weerarka Nairobi

NAIROBI, Kenya - Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarka ka socda dhismaha Riverside, oo ka kooban Hotel lagu magacaabo Dusti iyo xafiisyo, oo ku yaalla xaafadda Westlands ee galbeedka Nairobi. C/casiis Abu Muscab,...

Kaftanka Farmaajo ee Mooshinka: Soomaaliya sir ma u qarsoontahay?

MUQDISHU, Soomaaliya- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay 14 Jan,2019  ka qeyb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad ee...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO