Khasaarihii ugu horeeyay Qaraxyo iyo weerar lagu qaadey Hotel ku yaalla Nairobi

NAIROBI, Kenya - Weerar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qaraxyo ku billowday oo lagu qaadey Dhismo Hotel iyo Dukaamo ka kooban oo ku yaalla galbeedka magaalada Nairobi,...

Sawirro:Puntland oo Wefdi Ballaaran Oo Soo Dirtey Caleemo Saarka Madaxweyne Laftagareen

Baydhabo(SPO)- Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi ka socda Dowlad goboleedka Puntland,kuwaas oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Wafiga waxaa hoggaaminaya...

Mursal oo shaaciyay ajandooyinka kalfadhiga 5aad ee BF Somalia

MUQDISHO(SPO) - Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo xiray Kal-fadhiga 4aad, kadib munaasabad xalay lagu qabtay Madaxtooyada, taasi oo ay kasoo muuqdeen madaxda ugu sareysa...

Guddoomiye Mursal Oo Ku Wajahan Baydhabo

Muqdisho ( SPO )-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Guddoomiye Mursal ayaa lagu wadaa...

Kalfadhig 4-aad ee Gollaha Shacabka oo la xiray

MUQDISHO(SPO) - Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka qayb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka...

Farmaajo oo ka hadlay Khilaafka labada Aqal ee BF Somalia

MUQDISHO(SPO) - Madaxwanaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay markii ugu horeysay khilaaka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo salka ku hayo mawduucyo kala...

Fiqi: “Villa Somalia waxay baahi u qabtaa hogaamiye xikmad iyo xilkas ah”

MUQDISHO(SPO) - Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Somalia, kana mid ah mucaaradka ayaa weerar afka ah ku qaadey madaxda sare...

Booliska Somalia oo ka warbixiyay Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO(SPO) - Taliyaha Booliska degmada Hodon, C/fitaax Bashiir Cali ayaa sheegay inay ku raad-joogaan cidii wadatey gaarigii xalay fiidkii ku qarxay irida Makhaayadda The Village,...

Trump oo diiday inuu abid Ruushka u shaqeeyay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu diiday inuu u shaqeeyo Ruushka, arrintaas oo uu kaga jawaabayay wararkii ugu dambeeyay ee su'aasha galinayay xiriirka...

Xildhibaan Jeesow:-“Bangiga Dhexe Waxaa Loo Dhiibayaa Gaalka Midka ugu Madow

Muqdisho(SPO)-Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dood kulul ka yeeshay u codeynta Xeer Maamul Xulidda Guddiga Agaasinka Bankiga Dhexe,oo Xukuumadda Soomaaliya usoo gudbisay. Inta badan Xildhibaanadii...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO