Maraykanka Oo Diirada Saarayo Bixitaanka AMISOM Ee Somalia.

Muqdisho(SPO)- General Jon Jensen oo ka tirsan Taliska Milliteriga Maraykanka ee AFRIICOM oo la hadlay Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa...

Madaxweynaha Sudan Oo Ka Qeyb Galaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

Khartum(SPO)- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sudan, Ibraahin Qanduur ayaa sheegay inuu Madaxweyne Omar Hassan Al-bashiir ka qeyb geli doono Shirkaasi oo isbuucan ka furmi...

Dhageyso: Farmaajo oo mar kale baarlamaanka ugu baaqay in xukuumada la ansixiyo

Muqdisho(SPO) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaa xukuumada cusub ee dhawaan...

Dhageyso:Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye oo Fariin u diray Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha

Muqdisho (SPO)— Malaaqa Xamar iyo Xamar Dagye Malaaq Cali Malaaq Maxamed ayaa si kulul uga hadlay Cadaalad darada lagu hayo shacabka ku nool gobolka Banaadir. Malaaq...

Daawo: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somalia iyo Wasiirada Oo Rajo Ku Beerey Bulshada +Sawiro

BAYDHABO (SPO)— Todobaadka dowladda Koonfur Galbeed iyo shacabkeeda oo si rasmi ah uga bilawday Magaalada Baydhabo [youtube https://www.youtube.com/watch?v=TYCaCHoB_EQ] Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah...

Aqriso: Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadaha Loo Haysto Wariye Coldoon

Hargeysa(SPO)- Xeer Ilaalinta maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay dacwadaha loo haysto wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bishii hore ee February lagu xiray magaalada Hargeysa...

Ciidamada Itoobiya Oo Isaga Baxay Degaano Ka Tirsan Gobolka Galgaduud

Guraceel(SPO)- Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ay isaga soo baxeen Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolkaasi. Ciidamadan ayaa faarujiyay Degaanka...

Dhageyso: Shariif Xasan “Xildhibaanada BFS Waxaan Ugu Baaqayaa In Xukuumada Cusub Ay Ansixiyaan”

Baydhabo(SPO)- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in deg deg loo ansixiyo golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo xildhibaano...

Dhageyso: Xildhibaan Modiyow Oo Si Adag U Dhaliiley Sida Loo Qiibiyo Deeqaha Gargaarka Ee...

Baydhabo(SPO)- Xildhibaan Madkariin Mad Aftiin (Modiyow) oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliy ayaa dhaliiley qaabka raashinka gargaarka ah looga qiibiyo Barakacyaasha...

Dhageyso: Qaar Kamid Ah Wasiirada Magacaaban Oo Xildhibnada Baaq U Diray

Muqdisho(SPO)-Qaar kamid ah wasiirada oo maanta ka hadlay kulan lagu taageerayay golaha wasiirada ayaa waxa ay baaq u direen xildhibaanada baarlamanka oo ay ku...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO