Sawiro: Muslim Aid UK Oo Gaarey Baydhabo

Baydhabo(SPO)- Ku Simaha Madaxwqeynaha  Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia  Maxamed Xasan Fiqi ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka  ayaan maanta Xafiiskiis Ku qaabiley Wefdi ka...

Sawiro: Khasaare Ka Dhashey Dagaal Ciidanka KGS iyo Maleeshiyada Al Shabaab Ku Dhexmarey Hagarka...

Hagarka(SPO)-Ciidamada Dowlada Koonfur Galbeed  Soomaaliya ayaa weerar ku qaadey Degaanka Hagarka Ee Gobolka Bay oo qiyaastii 40km Koonfurta Kaga Xiga Magaalada Baydhabo isla markaana...

Maxaa ka soo kordhay dhismaha Golaha Wasiirada iyo is mari waagii ka taagnaa ?

Muqdisho(SPO)— Wada tashiyadii laga lahaa dhismaha Golaha Wasiirada ayaa soo afjarmay sida ay sheegayan wararka laga helayo Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana la...

Mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada soo doortay oo lagu weeraray Baydhabo

Baydhabo ( SPO)-Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa ku soo warramaya in Kooxo hubeysan ay xalay weerareen Hooy Magaalada Baydhabo...

Dagaal culus oo ka dhacay Degmada Qoryooleey ee G/Sh/Hoose

Qoryoley(SPO) -Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab ayaa dagaal culus waxaa uu ku dhexmaray Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh.Hoose. Dagaalka waxaa uu xoogiisa uu...

RW Kheyre oo war ka soo saaray duqeyntii lagu dilay qaxootiga Soomaaliyeed

Muqdisho(SPO)- Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa ku cambareeyay weerarkii dhawaan lagu dilay qaxooti Soomaali ah...

Wararkii Ugu dambeeyey Ee SPO