Daawo: Dhaawacii Soo Gaadhay Xiddiga Mohamed Salah & Qaabkii Uu Uga Fal Celiyay Dhaawaca

0
172

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayuu soo gaadhay dhaawac kaas oo ku qasbay xiddiga in uu saaxiibadiisa xulka Egypt kaga boxo iyaga oo 10 xiddig ah maadama uu ka dhamaaday badalkii xulkiisu.

Salah ayuu soo gaadhay dhaawac muruqa ah isaga oo waliba dhaawacmay isaga oo ayna cidna u dhawaan xitaa dhulkana ku dhacay sidaasna uga baxay ciyaarta kadib markii uu wadan kari waayay xilli uu uga fal celiyay si niyad jab leh.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa dhaawacii soo gaadhay xiddiga Liverpool wal-walka weyna ku abuuray inkasta oo la sugi doono baadhitaanka xiddiga Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan