DAAWO: Madaxweynaha KG Somalia Oo Booqaday Xarunta Wasaarada Warfaafinta,Radiyaha iyo KGS TV

0
124

Baydhabo(SPO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta Booqasho ku tagey Xarunta Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-galinta KG Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Booqadey Xurumaha Radiyaha iyo TV-ga KG Soomaaliya.

 HALKAN KA DAAWO

SOMALI PRESS ONLINE -2019

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here