DAAWO: Wasiirka Howlaha Guud Somalia Oo Kormeerey Dhismooyin Cusub Oo Loo Dhisaayo Wasaaaradaha Jubbaland

0
228

Kismaayo(SPO)- Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib u dhiska Somalia Sadiq C/laahi Cabdi ayaa Kormeerey Dhismooyin Cusub Loo Dhisaayo Wasaaaradaha Jubbaland.

Halkan ka daawo Wareysiga Wasiirka

SOMALI PRESS ONLINE 2018