DAAWO:Xaflad lugu taagerayey Musharax laftagareen Oo ka dhacdey Baydhabo

0
111

Baydhabo(SPO)- Musharax Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) oo ka dhacdey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Halkan ku dhufo Warkaas.

Munaasabada waxa ka qiib galey, Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaaliya, kuwaasoo taagyeero u muujiyey Musharax Lafta-gareen.

19 Bishan ayaa Lafilayo in Doorasho ay dhacdo isla amrkaana waxa jira Olole Xoogan oo ay wada Musharaxiinta u tartamaya Jadda Madaxweyninimo.

SOMALI PRESS ONLINE -2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here