Danjire Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim) ”Farmaajo Ayaa Masuul Ka Ah Burburka Dalka Iyo Dib U Soco Shada Dalka”

0
72

Muqdisho(SPO)- Danjire Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim), oo ka faallooda siyaasadda arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka weli ka dhex aloosan Dowladda dhexe iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ee Federalismka.

Danjire Caalim ayaa qaba in wax kasta ay ka horreeyaan xal u helidda Khilaafka Labada Dhinac iyo Dib-u-heshiisiinta Madaxda Soomaalida, islamarkaana Madaxweyne Farmaajo uu meel iska dhigo Heshiiska Eritrea iyo Itoobiya baa Heshiiskooda ka qeyb qaadanayaa.

Sidoo Kale, Amb. Caalim ayaa ka hadlay Dadaalka uu Waddo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom, Waxaana uu sheegay in taas ay Muujinayso Dib u noqodka ku dhacay Soomaaliya, ee uu Masuulka ka yahay Madaxweyne Farmaajo.

SOMALI PRESS ONLINE – 2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here