DEG DEG: Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Cabdullaahi Shiikh Xasan Oo Is Casilay

0
66

Baydhabo(SPO)- Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa Afhayeenimo.



Cabdullaahi Shiikh Xasan ayaa is casilaadiisa ku sababeeyey inay tahay maadaama uu is casilay Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan.

Wuxuu tilmaamay inuusan afhayeen sii ahaan karin maadaama uu Meesha ka baxay madaxweynihii uu markii hore meesha ku imaaday.

Is casilaada Cabdullaahi Shiikh Xasan ayaa kusoo aadeyso xilli uu isna daqiiqado ka hor xilkii iska casilay Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aadan.


SOMALI PRESS ONLINE – 2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here