DEG DEG: Ciidamada Dowlada Oo La Wareegeen Degaanka Mubaarak Ee G/Sh/Hoose

0
251

Marko(SPO)- Ciidamada Dowlada Ayaa Goordhow la wareegeen Degaanka Mubaarak Ee Gobolka Shabelllaha Hoose, sidoo kale waxay ku Hareereysan yihiin Degmada Awdheegle.

Saraakiisha Ciidanka Dowlada Ee Gaarey Degaanka ayaa la hadlay dadweynaha.

Dhanka kale Al-shabaab ayaa Goordhow isaga baxday Degaanka Doon-buraale oo hoostaga Degmada Qoryooley, ka dib markii Ciidamada Dowlada ay buux dhaafiyeen, Xiro koowaadm iyo xiro Labaad.

Ugu dameyntii, Ciidamada Dowlada Waxay tabar ka heliyaan Ciidamo Cadaan ah kuwaasoo qiib ka ah Howlgalka Soconaya.

Wixii ka soo kordho kala soco SPO.

SOMALI PRESS ONLINE 2018