DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Degmada Afgooye

0
287

Afgooye(SPO)-Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa lagula eegtay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose.

Goobjooge ayaa sheegay in Qaraxa uu ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso, taasi oo lala eegtay Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda.

Weli lama oga khasaaraha guud ee ka dhashay Qaraxaasi.

Kala soco SPO waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo 

SOMALI PRESS ONLINE 2018