DHAGEYSO: Guddiga Amniga Koonfur Galbeed Oo Amaaney Shaqadda Wasiirka Amniga KG

0
76

Baydhabo ( SPO )-Guddiga amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa  kulan gaar ah magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Kulankan oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa  abada dhinac ay ka wada hadleen arrimo la xariira ammaanka magaaladaasi.

Xildhibaan Bashiir Cabdi oo ka mid ah xubnaha guddiga amniga Koonfur Galbeed oo la hadlay warbaahinta ka warbixiyay kulankaasi.

Ugu horreen Xildhibaanada ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan ka guddi ahaan Ciidamada Booliska ah oo ay dhawaan DFS ay geysay halkaasi.

Waxaana uu shaaca ka qaaday in xilligani baahi weyn loo qabay Ciidamadaasi oo kaalin ka qaadanaya sugida amniga doorashada maamulkaasi.

SOMALI PRESS ONLINE -2018

SOMALI PRESS ONLINE -2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here