Ex. Xildhibaan Cismaan Buube Oo Loo Magacaawey Wasiiru Dowlaha Diinta iyo Awqaafta KG Somalia

0
286

Baydhabo(SPO)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Siyaasiga Ex. Xildhibaan Osmaan Buuble Yuusuf Rooble u Magacaawey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafka Ee Koonfur Galbeed Somalia.

Ex. Xildhibaan Cismaan Buube Yuusuf Roobe ayaa mudo ah Wakiilka  Ururka Mutamarka Calaamka islaamka ee Xafiiska Soomaaliya iyo Geeska  Afrika , isla markaana ah Xubin ka tirsan Gollaha Mutamarka ee Caalamka Islaamka.

Somali Press Online 2018