Habraaca doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka Puntland oo lasoo saarey

0
89
Garowe(SPO)-  Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa goor dhow soo bandhigay habraaca doorashada iyo shuruudaha laga doonayo musharrixiinta tartamaya.
Shuruudaha laga doonayo musharrixiinta waxaa ka mid ah in muddo labo sanno ah uu musharruxu dalka ku sugnaa , diiwaangelinta musharrixiinta madaxweynaha waxaa laga dhigay $20,000 (Labatan kun),halka madaxweyne ku-xigeenka musharrixiinta u tartamaya ay isku diiwaangelinayaan $10,000 (Toban kun) oo doollar.
Doorashada ayaa la sheegay inay dhacayso siddeeda bisha Jannaayo, iyadoo maalinta ka horraysa ee toddobada bisha musharrixiinta ay tahay maalinta hadal jeedinta musharrixiinta.

Hoos ka akhri habraaca doorashada  iyo magacyada guddiga doorashada;

SOMALI PRESS ONLINE -2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here