Kala Sarreynta Gool Dhalinta Premier Leauge……(Aubameyang oo dhaafay wiilasha Man City)

0
47

 Pierre-Emerick Aubameyang ayaa dhaafay wiilasha Manchester City ee la hayay hogaanka gool dhalinta Premier League kaddib labadii gool uu shalay uga shubay Tottenham ciyaartii ay uga adkaadeen 4-2.

Min 8-gool ayay wada lahaayeen laakiin laacibka reer Gabon ayaa iminka hogaanka ku haya 10-Gool.

Eden Hazard oo isagu mar hayay hogaanka gool dhalinta ayaa ka soo dhaqaaqi la’ 7-gool waxaana ka daba yimid Maxamed Saalax Iyo Wilson.

Haddaba EEG LIISKA kala Sarreynta Gool dhalinta Premier League:


Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here