Kheyre Oo Magacaabay Guddi Ay Ku Jiraan 8 Wasiir Oo Soo Celinaya Hantida Qaranka

0
71

Muqdisho(SPO)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka

Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan 8 wasiir, guddoomiyaha gobolka Banaadir, hanti-dhowraha iyo xeer ilaaliyaha.

Akhriso:

SOMALI PRESS ONLINE -2019

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here