Maraykanka oo kusoo rogay cunoqabatayn 2 wasiir oo Turkish ah sababo…..

0
106

Washington (SPO)-Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu cunoqabatayn kusoo rogay wasiirka arrimaha gudaha iyo cadaaladda ee Turkey.

Waxa Maraykanka ku eedeeyay in ladaban wasiir ee Turkish ka ay kaalin weyn ka gaysteen xiritaanka baadiriga Masiixiga ah ee Marayanka ah Andrew Branson.

Afhayeenada Aqalka Cad Sarah Sanders ayaa sheegtay inay rumaysan yihiin in Andrew Branson uu yahay dhibane hab dhaqan caddaalad darro oo aanan marmarsiiyo lahayn oo uu kala kulmay xukuumadda Turkey.

Xukuumadda Turkey ayaa ku eedeeysay baadirigan Masiixiga ah inuu ku guda jiray falal argagxixiso iyo basaasnimo.

SOMALI PRESS ONLINE – 2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here