QM Oo Diiday Qaraar Ka Dhan Ah Xamaas

0
85

Washington(SPO)- Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa iska diiday qaraar uu hormuud ka ahaa Mareykanka kaas oo lagu hor istaagayey sawaariikhda ay Xamaas u rido dhanka Isr’ail.

Cod loo qaaday waxaa tageeray 87 halka ay diideen 57, waxaana ka aamusay 33, sidaasi ayaana lagu diiday qaraarka, waxaa laga rabay aqlabaiyadda saddex meel.

Safiirka Israa’il u fadhiya qaramada midoobey Danny Danon  ayaa sheegay in qorshaha la afduubey halka xarakada Xasaas ay ku tilmaantay mid dharbaaxo ku ah maamulka Trump.

SOMALI PRESS ONLINE -2018

Firadada Hoos ka Dhiibo Ama ku soodir E-mailkaan : SomaliPressOnline@gmail.com

Please enter your comment!
Please enter your name here