SAWIRO: Machadka NDC Ee Muqdisho Oo 300 Ardey Siyey Tababaro Kala Duwan

0
366

Muqdisho(SPO)-Machadka Horumairta Wadaniga ah (National Development College) ama NDC ayaa Mudo laba bilood ah tababaro kala duwan oo la xiriira xirfada u qabtey Ardey ka kala yimid jaamacadaha Dalka.

Ku dhowaad 300 ardey ayaa ka faa’iideysatey Barnaamijyada Tababarada ah ee la xiriira xirfadda oo uu soo agaasimey ‘National Development College’ oo looga bartey waxbarasho tayo leh iyo u raadinta fursadha Shaqada ardada uu tababaro.

Machadka ayaa xooga saaraa sidii Ardeyda soomaaliyeed uu ugu tababari lahaa kuwo u diyaarsan la shaqeynta hey’adaha Dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahey.

NDC ayaa bixiyaa Diploomooyin la xiriira shaqada (High Professional Diplomas and Certificates) oo hal sanno ah.

 Tababarada uu mudadii laba bilood aheyd uu bixiyey college ka ayaa kala ah;

  •   EPI and Nutrition
  • Water Sanitation and Hygiene
  • Gender-based Violence
  • Child Protection Report Writing
  • Proposal Writing in Academic and NGO Sector
  • Life Skills Training ( xirfadaha Nolosha)
  • Crop Protection
  • Animal Husbandry
  • Disaster Management and Preparedness
  • Teacher Training Program
  • Monitoring Evaluation Accountability and Learning

 Habadaba Machadku waxaa uu diyaar u yahay in uu ka kaabo dhalinyaradda soomaaliyeed fursadaha la xiriira xirfadda iyo Shaqada.

Diploomooyinka xirfada la xiriira (Professional Diplomas) sida tooska u bixiya ayaa ka mid aha;

  •  Diploma in English Professional Communication
  •  HRM
  • Community Development
  • Nutrition and Food Security
  • Community Health •
  • Somali Literature
  • Swahili Language

 

Dhaammaan Diploomooyinku waa kuwo xirfadda la xiriira Hadaba kala xiriir NDC; KPP wadada Wadnaha – Degmada Hodan ama 0619959101/0619959102 – email: ndc.edu.so@gmail.com

Somali Press Online 2017