Xamaas oo laga burburiyay godkil ugu dheeraa oo qorsheyneysay inay ka weerstaan Israa’iil: SAWIRRO

0
296

Muqdishu (SPO)-Israa’iil ayaa burburisay wado dhulka hoostiisa ka qodeen uurka Xamaas ee la dagaalama Yuhuuda, wadadaasi oo gudaha u gashay Israaiil.

Sida uu sheegay wasiirka difaaca Israa’iil Avigdor Lieberman in waddani ay ahayd tii ugu dheerayd oo ay israa’iil ogaato isla markaana burburiso, isagoo intaa raaciyay in la qodayay tan iyo sanadkii 2014-kii si dagaalyahanada Falastiiniyiin ugu soo weeraraan Israa’iil.

Wadadaan dhulka hoostiisa marta ayaa ka bilaabado deegaanka Jabaliya oo ku taallo waqooyiga Gaza kuna dhamaata agagaarka magaalada Nahal Oz ee Israa’iil.

Wadadaan ayey Israa’iil sheegtay in aan loo sameyn meeshit looga bixi lahaa, maadaama goor dhow la dhameeyay oo ay u harsaneyn in loo furo afkii looga bixi lahaa..

Ilaa 30 wado oo dhulka hoostiisa mara ayaa laga burburiyay ururea Xamaas, oo ay ka weerair jijen Yuhuuda.  

  SOMALI PRESS ONLINE 2018